Gabileynewsonline.com
Chief Caaqil Shucayb Maxamed Maxamuud Oo La Shaaciyay Wakhtiga La Caleemo Saarayo
November 9, 2022 - Written by admin

Beesha baho cali oo kamid ah beekaha dega gobolka gabiley ayaa shaciyay goorta la caleemo saarayo chief caaqilka beeshu dhawaan dooratay ee caaqil shucayb maxamed maxamuud

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Mid kamida beelaha daga Gabilay oo shaaciyey xiliga la caleemo  sarayo  Jiif Caaqil Shucayb Maxamed.

COMMENTS
Latest News