Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Chief Caaqil Shucayb Maxamed Maxamuud Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Goray Ee Gobolka Gabiley
November 24, 2022 - Written by admin

Chiefka guud ee beesha Baho Cali Shucayb Maxamed Maxamuud oo kamid ah beelaha dega gobolka Gabiley ayaa maanta lagu caleemo saaray deegaanka goray ee gobolka gabiley.

Munaasibada caleemo saarka ayaa waxaa kazoo qaybgalay Masuuliyiinta gobolka, iyo ka degmada gabiley, madaxdhaqameed, waxgaradka siyaasiyiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xaflad Balaadhan Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Jiif Caaqilka Guud ee Beesha Bahacali.

COMMENTS
Latest News