Published:

Ciidanka booliska ee saldhiga ibraahim koodbuur ee magaalada hargaysa ayaa gacanta kusoo dhigay dahab tiro badan iyo agab kale oo laga xaday gabadh muwaadinad ah taasi oo ciidamada kusoo wargalisay dhaca loo gaystay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Saldhiga Ibraahim Koodbuur Oo Soo Bandhigay Dahab Laga Xaday Muwaadin Iyo Siduu Uga Hawl-galay

 

News Related