Published:

Maareeyaha wakaalada biyaha Hargaysa Maxamed cali daarood ayaa degmada axmed dhagax ee caasimada hargaysa ka daahfuray mashruuca biyo balaadhan caasimada ee ay wakaalada biyuhu wado.

Sidoo kale dadwynaha ku dhaqan xaafadaha degmada axmed dhagax ayaa dareen celiyay biyo balaadhan oo markii uhoraysay mudo 30sanadood ah ay heleen biyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wakaalada Biyaha Hargeysa oo daah furtey biyo balaadhinta caasimada oo la gaadhsiiyey degmada Axmed

News Related