Gabileynewsonline.com
DAAWO; Qaarkamid Ah Dadka Maqalka Naafada Ka Ah Oo Cabasho La Hortagay Xarunta Golaha Wakiilada Jsl
November 30, 2022 - Written by admin

Qaarkamid ah dadka maqalka naafada ka ah ayaa saaka cabasho la hortagay xarunta golaha akiilada Somaliland iyagoo ka cabanayay in xildhibaanada golaha wakiiladu ka reebeen qoondadii miisaaniyada

Sidoo kale qaarkamid ah bulshadan oo warbaahinta la hadlay ayaa madaxwaynaha somailand ugu baaqay in uu hoos u eego xaalkooga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Mudaharaadayaal xidhay wadada hor marta madaxtooyada  iyo baarlamaanka Somaliland

 

COMMENTS
Latest News