Published:

Fanaanka caanka ah ee reer Somaliland nuur daalacay ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale fanaan nuur daalacay ayaa dhinacyada khilaafka udhexeeyo ugu baaqay in ay ilaaliyaan midnimada shacabka Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Nuur Daalacay oo ka hadlay xaaladda siyaasadda Somaliland.

 

News Related