Gabileynewsonline.com
Golaha Wakiilada Oo Soo Bandhigay Liiska Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dawlada Ee Lacagaha Sharci Darada Ah Shacabka Ka Qaada
November 27, 2022 - Written by admin

Xildhibaan timo jilic oo katirsan Gudi Hoosaadka  dabagalka ee goaha wakiilada ayaa soo bandhigay liiska wasaarada iyo haayadaha dawlada ee shacabka ka qaada lacagaha sharci darada kuwaasi oo uu sheegay in aan dib looga qaadi doonin.

Natiijada Baadhis Lagu Sameeyey Wasaaradaha iyo Halka ay ku Baxdo Lacagta ka soo xeroota Covid-19

COMMENTS
Latest News