Gabileynewsonline.com
Gudida Taakulaynta Dib Udhiska Suuqa Waaheen Oo Wareejiyay Kharashka Dhismaha Qaybo Kamid Ah Suuqa.
November 8, 2022 - Written by admin

Gudida taakulaynta dib udhiska suuqa waaheen ayaa maanta wareejiyay kharashka dhismaha sedex sekadood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudida gurmadka taakulaynta Suuqa Waaheen oo wareejiyay kharashka dhismaha sadex sakadood.

COMMENTS
Latest News