Gabileynewsonline.com
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Ciidanka Booliska Ugu Baaqay In Ay Garowshiiyo Ka Bixiyaan Dhibtii Ka Dhalatay Mudo Haraadkii Xisbiyada Mucaaridka!
November 4, 2022 - Written by admin

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdirasaaq khaliif oo kahadlay xuskii aas aaska ciidanka booliska somaliland ee maalintii shalay lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa ciidamada booliska iyo hogaankooga ugu baaqay in ay garwaaqsadaan dhibaatadii iyo khasaarihii ka dhashay mudoharaadii xisbiyada mucaaridka oo ay ku dhinteen 5qof kuna dhaawacmeen dad tiro badani raaligalina ka bixiyaan.

Sidoo kale gudoomiye cabdirasaaq ayaa ciidamada ku hambalyeeyay xuska maalinta aas aaskooga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu Muxuu Ka Yidhi  Awoodii Ay Boolisku U Adeegsadeen Mudaharaadadii Dhacay

 

COMMENTS
Latest News