Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkiisa
November 17, 2022 - Written by admin

Ugu denbaytii Wasiirka Biyaha, Beeraha Maxamed Axmed Cawaale, Xildhibaan Saleebaan Dahir Bileh, Xildhibaan Shurki Cali Caynaan iyo Xil.Maxamed Ismaaciil Yuusuf oo ka Tirsan Baarlamaanka Jabuuti ayaa iyaguna balan-qaaday inay gacmo furan kusoo dhawaynayaan, islamarkaana ay garab kusiin Doonaan hawlaha Ururka Hilaac ee uu u yimid Prof. Samatar Dalkaasi Jabuuti.