Published:

Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo uwaramayay idaacada BBCda ayaa markale faah faahin ka bixiyay mawqifka xisbiyada mucaaridka ku sheegeen in aanay aqoonsanayn xukuumada maadxwayne biixi kadib markii uu dhamaaday mudo xileedkii shanta sano ahaa ee la doortay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

"Maxamed Kaahin Wasiir Nooma Aha Anaga" Faysal

News Related