Gabileynewsonline.com
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Deeq Dhar ah Uqaybisay Bulshada Ku Dhaqan Deegaanada Caada Iyo Agabar Ee Gobolka Gabiley.
November 2, 2022 - Written by admin

Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta agab dhar ah uqaybisay bulshada ku dahqan deegaanada agabar iyo Caada ee Gobolka gabiley.

Isduwaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha ee gobolka gabiley iyo maamulka degmada agabar ayaa ka hadlay qaybinta deeqdan iyo cidii ugu soo deeqday shacabka Somaliland/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Hay'ada Qaxoontiga iyo barackayaasha ee gabiley ayaa deeq dhara u qaybisay danyarta ku nool Gabiley

 

COMMENTS
Latest News