Gabileynewsonline.com
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deegaanka Ceel Xadi Ka Dhagax Dhigay Ceel Biyood.
November 22, 2022 - Written by admin

Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo madaxda haayada Direct Aid ayaa deegaanka ceel xadi ee gobolka gabiley ka dhagax dhigay ceel biyood kaasi oo ay hirgalinayso haayadani.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Maamulka gobolka Gabiley ayaa deegaanka ceel-xadi ka dhagax dhigay ceel biyood.

COMMENTS
Latest News