Gabileynewsonline.com
Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Kulan La Qaatay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Iyo Arimaha Ay Waxka Waydiiyeen!
November 30, 2022 - Written by admin

Maareeyaha wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed cali daarood ayaa maanta kulan la qaatay gudida joogtada ee golaha Guurtida kuwaasi oo waxka waydiiyay arimaha biyo balaadhinta caasimada.

Sidoo kale maareeye daarood ayaa warbixin ka siiyay biyo balaadhinta hargaysa iyo halka ay wax umarayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Biyuhu kulmiye maaha,waddani maaha,Ucid maaha...." Mareeyaha Wakaalada Biyaha.

 

COMMENTS
Latest News