Published:

Maayarka magaalada berbera cabdishukuur cidin oo maanta horyimid gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa warbaahinta wax ka waydiisay hadal uu hore ugu hanjabay xildhibaanada golaha wakiilada oo yidhi dhagax halagu dilo

Sidoo kale maayar cidin ayaa wax laga waydiiyay dad danyar ah oo sheegay in uu ka qaaday dhulkii ay deganayaan iyo jawaabaha uu ka bixiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Hadii Aad Garanayso Cid Aan Dhul Ka Qaaday Adigu I Hor Keenmaayir Cidin Oo Su'aalo Lagu Boobay

 

News Related