Gabileynewsonline.com
Maayarkii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Ka Digay Qorshe Lagu Musuq Maasuqayo Wado Halbowle U Ah Magaalada
November 23, 2022 - Written by admin

Maayarkii hore ee degmada tog wajaale xaashi ayaa ka hadlay wado halbowle u ah magaalada wajaale oo maamulka hada jooga iyo wasaarada hawlaha guud qorshaynayaa in laga yareeyo cabirkeedii hore taasi oo ay ku lamaan tahay in ay doonayaan in la lunsado dhul laga jarayo wadada

Sidoo kale maayarkii hore ee degmada wajaale ayaa wasaarada hawlaha guud ku eedeeyay in ay iyadu qayb ka tahay dhulka la musuq maasuqo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Dhul Balloodho ah oo la ii soo bandhigay ayaan iska diiday" Maayirkii hore ee Wajaale

 

COMMENTS
Latest News