Published:

Qaarkamid ah madaxdhaqameedka iyo waxgaradka goboka maroodi jeex ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Somaliland iyo go,aankii ay soo saareen xisbiyada mucaaridka ee waddani iy Ucid, iyagoo sheegay in ay dalka qaska ka daayaan islamarkaana taageeray mudo kordhintii xukuumada Loo soo sameeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Madaxdhaqameedka Gobolka Maroodijeed oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Dalka Maanta Maraayo

 

News Related