Gabileynewsonline.com
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Saxaafada jsl Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
November 9, 2022 - Written by admin

-Madaxwaynaha kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylci ayaa maanta ka qaybgalay xuska maalinta saxaafada Somaliland Iyo Abaalmarinta Cawke Aword, oo lagu qabtay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay ururka suxufiyiinta ee Solja.

Sidoo kale waxaa madasha ka hadlay gudoomiyaha ururka solja iyo masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan.

Madaxwayne ku Xigeenka JSL oo ka qayb-galay Xuska Saxaafada Somaliland iyo Abaalmarinta Cawke

 

COMMENTS
Latest News