Gabileynewsonline.com
Masuuliyiinta Baanka Dhexe Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudida Dabagalka Hantida Qaran Ee Golaha Wakiilada.
November 16, 2022 - Written by admin

-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland oo ay weheliyaan agaasimaha baanka iyo xubno kale ayaa kulan la qaatay gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland

Kulan ah oo ahaa mid saxafada dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa ka warbixiyay gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada iyo guoomiyaha baanka dhexe  ujeedada kulankan iyo arimaha ay wada hadleen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gud.bank Dhexe ee SLN ayaa maanta kulan la qaatey  Gudida Dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka.

 

COMMENTS
Latest News