Gabileynewsonline.com
MILICSIGA; “Hadii Aynu Taariikhda Garan Wayno Ilaahay Wuu Ina Rogi Doonaa”Cawl Cilmi Cabdale.
November 26, 2022 - Written by admin

Maayarkii hore ee caasimad hargaysa Alle ha,unaxariistee  cawil cilmi cabdale oo ka waramay muhiimada shacabka Somaliland uleedahay in la ixtiraamo taariikha xili uu ka hadlay qiimaha ay Somaliland ku fadhido taalada diyaarada la saaray khayriyada hargaysa ahayd diyaaradihii intay hargaysa ka kacaan ducaynayay shacabka ku nool.

HALKAN KAGA BOGO MILICSIGA TAARIIKHDA;

Xasaasi: "Ilaahay wuu Ina rogi doonaa hadaynu Taariikhada..." Cawl Cilmi Cabdale

 

COMMENTS
Latest News