Gabileynewsonline.com
Muwaadin Cabasho Ka Muujiyay Dhul Uu Leeyahay Oo Wado Lagu Soo Duway Iyo Fariinta Uu Udiray Maayarka Caasimada
November 25, 2022 - Written by admin

Muwaadin ku nool magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan  ka muujiyay dhul uu leeyahay oo lagu soo duway wado isagoo fariin cabasho ah udiray maayarka caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Muwaadin Ka Cabanaya Dhul uu leeyahay oo wado lagu soo duway

 

COMMENTS
Latest News