Published:

Siyaasi cabdale sandheere oo kamid ah saraakiisha sare ee xisbiga waddani ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo naxli iyo kala qayb xanbaarsan oo kazoo yeedhay wasiir cabdilaahi abokor isagoo sheegay inuu yahay masuulkii ugu liitay ee soo mara xukuumadihii Somaliland iyo xukuumada mudo xileedkeedu dhamaadayba

Sidoo kale siyaasi cabdale sandheere ayaa soo bandhigay musuq maasuq, uu ku kacay cabdilaahi abokor

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Cabdilaahi Abokor Taariikh xun ayuu Somaliland ku leeyahay" Xisbiga Waddani

News Related