Gabileynewsonline.com
Siyaasi Xasan Shahar Oo Argagixiso Ku Eedeeyay Xil Siciid Sokeeye, Laamaha Amaanka Ka Dalbaday In Ay Talaabo Ka Qaadaan.
November 12, 2022 - Written by admin

-Ex xildhibaan Xasan cabdi cali (xasan shahar) oo katirsan xisbiga xaakimka kulmiye ayaa eedo culus ujeediyay xildhibaan siciid sokeeye oo katirsan golaha wakiilada somaliland

Sidoo kale xasan shahar ayaa laamana amaanka ka dalbaday in ay talaabo ka qaadaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Deg Deg "Waa Arga-Gixiso Xildhibaan Shiikh Siciid Sokeeye Laamaha Amaan-Kuna..." Siyaasi Xasan

 

COMMENTS
Latest News