Gabileynewsonline.com
Somaliland Oo Lga Helay Geedka Laga Sameeyo Looxa Qori Caska Ah
November 25, 2022 - Written by admin

Gudaha Somaliland ayaa markii uhoraysay la shaaciyay in laga helay geedka laga sameeyo Looxa Qori Caska ah.

Muwaadin ismaacil oo ah muwaadin ku nool gobolka gabiley ayaa deegaanka ceel bardaale ee gobolka gabiley kusoo bandhigay geedka looxa caska laga sameeyo oo ka baxa deegaankan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

  1. Somaliland Oo Laga Helay Geedka Laga Sameeyo Looxa Qori Caska Ah.

COMMENTS
Latest News