Wafti Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascanood.
November 6, 2022 - Written by admin
Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani oo ay weheliyaan gudoomiyaha xisbiga iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si balaadhan loogu dhaweeyay magaalada laascanood ee gobolka sool.