Gabileynewsonline.com
Warbaahinta Dunida Oo Siwayn Wax Uga Qortay Khilaafka Siyaasadeed Ee Somaliland Ka Taagan!
November 15, 2022 - Written by admin

Warbaahinta caalamka kuwo ugu waawayn ayaa siwayn wax uga qoray xaalada siyaasadeed ee ay Somaliland gashay muranka doorashooyinka ,mawqifka xisbiyada mucaaridka iyo dhamaadka mudo xileedka xukuumada madaxwayne biixi iyadoo walaac ka muujisay khilaafka ka taagan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Warbaahinta dunida oo ka hadlay muddo-xileedka dastuuriga ah ee xukuumadda oo dhammaaday.

COMMENTS
Latest News