Gabileynewsonline.com
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Gaadhi Ambulance Ku Wareejiyay Degmada Geed Balaadhan Ee Gobolka Gabiley
November 17, 2022 - Written by admin

Wasaarada caafimaadka somaliland ayaa maanta gaadhi ambulance ah ku wateejisay maamulka gobolka gabiley kaasi oo loogu talo galay degmada geed balaadh.

Munaasibada gaadhi lagu wareejinayay oo lagu qabtay geed balaadh aya waxaa goob joog ka ahaa badhasaabka gobolka gabiley, maayarka gabiley agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasaaradda Caafimaadka JSL oo gaadhi  Ambulace ah ku wareejisay degmada Geed balaadh.

 

COMMENTS
Latest News