Gabileynewsonline.com
Wasiir Kuxigeenka Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Qoysas Deganaa Xaafada Shacabka Oo Xukuumadu Rartay
November 7, 2022 - Written by admin

Xukuumada somaliland ayaa inka badan 7qoys oo deganaa xaafada shacab gaar ahaan wasaarada qorshaynta iyo xarunta gobolka ee wasaarada waxbarashada ee loo yaqaano somaliwayn kuwaasi oo ay ururtay galbeedka magaalada hargaysa.

Wasiir kuxigeenka wasaarada hawlaha guud iyo gueyayta ayaa ka hadlay sobobta loo raray dadkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

W.Hawlaha Guud ayaa Dib Udajin u Samaysay 70 Qoys oo Laga Raray Dhul Dawladeed oo ay Daganaayeen

 

COMMENTS
Latest News