Wasiir Xukuumada Katirsan Oo Wacad Ku Maray In Ay Talaabo Ka Qaadi Doonaan Dadka Dayaca Caruurtooda
November 27, 2022 - Written by admin
HARGAYSAWASIIRKA WASAARADA SHAQADA IYO ARIMAHA BULSHADA SOMALILAND AYAA DHAAR KU MARAY IN AY TALAABO KA QAADI DOONAAN AABAYAASHA CARUURTOODA DAYACA EE SUUQYADA KU QAYILA.