Gabileynewsonline.com
Wasiirka Beeraha Jsl Oo Ka Waramay Waxyaabo Dhexmaray Xisbiyada Mucaaridka Wakhtigii Uu Ahaa Gudomiyaha Komishanka!
November 21, 2022 - Written by admin

)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka isagoo sheegay in madaxwaynuhu diyaar uyahay wada hadal dhexmara xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa ka waramay waxyaabo dhexmaray xisbiga waddani xiligii uu ahaa komishanka doorashooyinka isagoo xisbiyada mucaaridka dusha ka saaray dib udhacyo ku yimid qabsoomida doorashooyinka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Madaxweynaha JSL waxa uu diyaar u yahay Wadahadal Wasiirka Beeraha JSL Cabdiqadir Iimaan Warsame.

COMMENTS
Latest News