Gabileynewsonline.com
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Qaybgalay Shaacinta Caleemo Saarka Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan Oo Ka Dhacday Degaanka Sarmaayo
November 22, 2022 - Written by admin

Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka qaybgalay munaasibada shaacinta caleemo saarka garaad cabdilaahi garaad saleebaan garaad maxamuud oo maalintii shalay aabihii lagu aasay deegaanka hada lagu caleemo saarka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Wasiirka Wasaarada Warfaarrinta oo ka qayb-galay shaacinta caleemo saarka Garaad Cabdilaahi Garaad

 

COMMENTS
Latest News