Gabileynewsonline.com
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Hadal Uu Shalay Yidhi Oo Siyaabo Kale Loo Fasirtay.
November 2, 2022 - Written by admin

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta somailand saleebaan cali koore ayaa sharaxaad ka bixiyay eedo uu shalay ujeediyay maamulka somaliya oo siyaabo kale loo fasirtay, isagoo sheegay in aanu ku diganayn shacabka somaliya ee dhibaataysan balse uu madaxdooda ku dhaliilay wax uqabasho la,aanta shacabkooga iyo hadalka arimaha somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

"Ma ihi nin jeclaysanaya in aan ku wiirsado dad dhibaataysan waxaanse la hadlaayey hogaankooda".....

COMMENTS
Latest News