Published:

Waxgaradka,odoyaasha Iyo haweenka gobolka gabiley ayaa geero umuujiyay xukuumada madaxwayne biixi iyagoo fariin udiray xisbiyada mucaaridka oo iyagu kazoo horjeestay mudo kordhinta loo sameeyay.

Magaalada gebilay ayaa lagu qabtay munaasibad lagu taageerayay mudo kordhinta loo sameeyay xukuumada

News Related