Published:

Xildhibaan barkhad jaamac batuun oo katirsan golaha wakiilada ayaa habeenkii xalay xili seqdhexe ah booqday caruurta darbi jiifka ah eeku nool dooxa hargaysa kuwaasi oo ku sugan duruuf adag iyadoo ah xili qabooba ah.

Xildhibaan barkhad batuuun ayaa Uqaybiyay agabta dhaxanta isagoo  baaq udiray cidkasta oo reer Somaliland ah in ay caawiyaan caruurta aan hoyga lahayn eek u hoyda meelaha dooxyada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xildhibaan Barkhad batuun oo saqdhexe booqday caruur derbi jiifa.

News Related