Published:

-Wasiirkii Hore ee wasaarada warshadaha Xukuumadii Axmed Siilaanyo siyaasi shucayb maxamed muuse ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo go,aanka xisbiyada mucaaridku qaateen

Sidoo kae siyaasi shucayb ayaa xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay ka kazoo laabtaan go,aanka ay qaateen ee in aanay xukuumada mid sharci u aqoonsanayn wixii ka danbeeyay 13november kaasi oo uu ku tilmaamay mid ay ku deg degeen.

Dhanka kale siyaasi shucayb ayaa sheegay in madaxwaynaha Somaliland ka heshiiyeen khilaaf hore udhexmaray iyagoo taageero umuujiyay mudo kordhinta loo sameeyay biixi.

'' Magaalooyin la caayo Madaxweyne Laguma Nogdo'' Wasiir Hore Shucayb Maxamed Muuse.

 

News Related