Gabileynewsonline.com
Xukuumada Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Saamaynta Ay Dalka Ku Yeesheen Khilaafka Siyaasadeed Iyo Qoraalo Loo Diray Haayadaha Caalamiga Ah
November 20, 2022 - Written by admin

Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka Somaliland Dr Buuxane ayaa walaac ka muujiyay saamaynta ay Somaliland ku yeesheen khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada oo keenay qoraalo ay mucaaridku udireen haayadaha caalamiga ah ee Somaliland ka taageera dhinaca mashaariicda horumarinta iyo siyaasada

Sidoo kale wasiirka qorshaynta ayaa ku baaqay in xaalada taagan lagu dhameeyo wada hadal islamarkaana waxxyaabaha gudaheena ka jira aan loo diran caalamka.

Xukuumadda Somailand Ayaa Walaac Ka Muujisay Qoraalo Loo Diray Hayadaha Caalamiga

COMMENTS
Latest News