Published:

Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka Somaliland Dr Buuxane ayaa walaac ka muujiyay saamaynta ay Somaliland ku yeesheen khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada oo keenay qoraalo ay mucaaridku udireen haayadaha caalamiga ah ee Somaliland ka taageera dhinaca mashaariicda horumarinta iyo siyaasada

Sidoo kale wasiirka qorshaynta ayaa ku baaqay in xaalada taagan lagu dhameeyo wada hadal islamarkaana waxxyaabaha gudaheena ka jira aan loo diran caalamka.

Xukuumadda Somailand Ayaa Walaac Ka Muujisay Qoraalo Loo Diray Hayadaha Caalamiga

News Related