Published:

Maayarka caasimada hargaysa oo ka hadlay wado ay dadka ku dhisanayaan ayaa hanjabaad culus udiray dadka aan bixin qaadhaankii laga doonayay islamarkaana cashuurta dawlada haystay mudo ka badan 10sano isagoo sheegay in ay dawlada hoose talaabo ka qaadi doonto,

"Sharcigaanu la tiigsan doona cidkasta oo cashuurta ka dhaga adaygta" Maayarka Caasimadda Hargeysa

News Related