Gabileynewsonline.com
Caasimada Dawlad Deegaanka Ee Jig Jiga Oo Marti Galinaysa Xuska 17Aad Ee Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya
December 1, 2022 - Written by admin

Caasimada dawlad deegaanka somalida ee jig jiga ayaa sanadkan marti galinaysa xuska maalinta qoomiyadaha itoobiya

Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar oo golaha la hadlayay ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada xuska maalinta qoomiyadaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Magaalada Jigjiga Oo Martigalisay Xuska 17-aad Ee Qowmiyadaha Itoobiya

COMMENTS
Latest News