Gabileynewsonline.com
Ciidanka Booliska Gobolka Awdal Oo Gacanta Kusoo Dhigay Shabakad Magafayaal Ah Iyo Dadkii Ay Tahriibinayeen
December 11, 2022 - Written by admin

-Ciidamada booliska gobolka awdal ayaa gacanta kusoo dhigay shabakad magafayaal ah oo meelo gobolka awdal kamid ah ku hayay dad itoobiyaan ah oo ay tahriibinayeen iyo dadkiiba.

Sidoo kale ciidamada booliska ayaa gacanta kusoo dhigay qaarkamid ah magafayaashii ah iyo xubno u adeegayay dadka  tahriibayaasha oo qaarkood mudo bil ah goobahan lagu hayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Booliska Gobolka Awdal oo gacanta ku soo dhigay magafayaal dad tahriibinaya.

 

COMMENTS
Latest News