Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Oo Awaamiir Culus Dul Dhigay Gaadiidka
December 24, 2022 - Written by admin
Taliyaha ciidanka nabadgalyada wadooyinka ee taraafikada ayaa awaamiir culus dul dhigay gaadiidka ukala gooshaya gobolada dalka iyo gaadiidka la dhigo meelaha aan parkinga ahayn.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
