Gabileynewsonline.com
Dadwaynaha Xaafada Jig Jiga Yar Oo Ka Dareen Celiyay Wado Cusub Oo Dawlada Hoose Hirgalisay.
December 7, 2022 - Written by admin

)-Dadwaynaha xaafada jig jiga yar gaar ahaan sariimada jig jiga yar agagaarkooga ayaa dawlada hoose ku bogaadiyay dhismaha wadada isku xidhayna ina bakeeri iyo warshada masaabiirta agteeda oo dawlada hoose ee caasimada hargaya dib udhis balaadhan ku samaysay.

War Farxad-leh: Dadweynaha reer Hargeysa oo Maayir Mooge u Aqoonsaday Erdogan-ka JSL

 

COMMENTS
Latest News