Gabileynewsonline.com
Dawlada Hoose Waxaan Farayaa, Qorshahan Sidiisa Ayaynu Ufulinaynaa Meeshii Dumini Kusoo Beegan Tana, Waala Duminayaa”Wasiir Maxamed Kaahin.
December 14, 2022 - Written by admin

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin oo ka hadlayay daahfurka qorshe magaaleedka casimada hargaysa oo loo samaynayo Master Plan ayaa dawlada hoose ee hargaysa ku amray in qorshahan sidiisa loo fulinayo meeshii dumini ku hagaagtana la duminayo

" Hargaysa,Burco iyo Berbera Miyaa laga yeelayaa anaa Guryahayga la Duminayaa " Wasiir Kaahin

COMMENTS
Latest News