Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye) Oo Kamid Aha Aasasayaashii Urur Siyaasadeedka Barwaaqo, Dhawaana ay ka Wada Baxeen Ururkaasi Isaga Iyo 12-Siyaasi Oo Kale, Ayaa Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Hogaamiyaha Ururka Barwaaqo Dr Maxaned Cabdi Gaboose, Oo Uu Ku Tilmaamay Siyaasi Aan Waxba Lala Yeelan Karin, Islamarkaana Ay Ku Soo Baxeen Dhamaan Eedihii Ay U Jeedinayeen Dadka Siyaasadiisa Dhaliila.