Gabileynewsonline.com
Gudoomiye Kuxigeenkii Gobolka Sool Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Sobobta
December 28, 2022 - Written by admin

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Sool Garyaqaan Maxamed Aadan ayaa iska casiley xilkii uu ka hayey gobolka Sool .

Waxaa uu sheegay in ay ku fashilmeen wax ka qabashada dilalka kusoo badanaaya Laascaanood.

Shacabka gobolka Sool ayuu ugu baaqay in ay tashadaan.

" Ma Odhan Karayo Hadaanan Waxba U Qanban Karayn Waxabaan Idiin Qabanayaa " Gud ku xigeenka g Sool.

COMMENTS
Latest News