Gabileynewsonline.com
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaangalinta Ee Wajaale, Geedbalaadh Iyo Allaybaday!
December 31, 2022 - Written by admin
Wafti uu hogaaminayo musharaxa madaxwayne  ee xisbiga wadani oo ay weheliyaan gudoomiyaha xisbiga maamulka gobobolka gabiley ee xisbiga waddani ayaa maanta kormeer kusoo maray goobaha ay diwaangalintu codbixiyayaashu ka socoto ee wajaale, geedbalaadh iyo allaybaday oo kairsan gobolka gabiley

Gudoomiyaha xisbiga iyo musharaxa ayaa bulshada deegaanadan ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

'' Dadku ha Qaataan Kaadhka Codbixinta, Somaliland oo Dhan...'' Murashax Cirro.

 

COMMENTS
Latest News