Gabileynewsonline.com
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Daahfuray Diwaangalinta Codbixiyayaasha
December 24, 2022 - Written by admin

Komishanka doorashooyinka qaranka somaliland ayaa maanta sirasmi ah udaahfuray diwaangalinta kaadhka codbixiyayaasha oo qaadashadiisu dalka ka bilaabmayso 28 bishan afar cisho kadib.

Munaasibada daahfurta diwaangalinta ayaa waxaa kazoo qaybgalay madaxda xisbiyada ,xukuumada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;’

Komishanka qaranka oo hargeysa ku qabtay munaasibad lagu shaacinayo dib-ufurista diwaan galinta

COMMENTS
Latest News