Shabakada Gabiley News Network
Komishanka doorashooyinka somaliland ayaa maanta gobolada dalka ukala diray agabkii iyo hawlwadeenada ka hawlgali doona diwaangalinta codbixiyayaasha oo 28bishan ka bilaabmaysa somaliland.