Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Agabkii Iyo Shaqaalihii Ka Shaqaynayay Goobaha Diwaangalinta
December 27, 2022 - Written by admin
Komishanka doorashooyn=inka qaranka ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo agabkii goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha oo maalinta bari ah dalka ka bilaabmi doonta
Komishanka ayaa gobol gobol ukala diray agabkii iyo shaqaalaha ka hawlgali doona goobaha diwaan galinta.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
