Gabileynewsonline.com
Komishanka Tamarta Jsl Oo Daahfuray Liisanka Tamarta Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore
December 21, 2022 - Written by admin

Komishanka tamarta somaliland ayaa maanta daahfuray liisanka tamarta kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, masuuliyiin ka socday shirkadaha laydhka bixiya

Masuuliyiinta komishanka tamarta ayaa faah faahin ka bixiyay daahfurka liisamada korontada iyo waxyaabaha uu kaga diwan yahay liisamadii hore ee xukuumadu bixin jirtay.

Komishanka Tamarta JSL Oo Daahfuray Liisanka Korontada Qaraka JSL

COMMENTS
Latest News